Falanqeynta ciyaaraha isboortiga
Koobka Maamul Magaalooyinka iyo Gobollada DDS oo maanta ciyaartii kama dambaysta ahayd ay wada ciyaarayaan xulalka M.M Jigjiga iyo Gobolka Jarar
Addis Ababa,Mar 07, 2021 (Yekatit 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waxa maanta oo Axad ah lasoo gebagebaynayaa tartanka 8aad ee koobka Maamul Magaalooyinka iyo Gobollada DDS ,waxaana foodda is daraya xulalka kubadda cagta ee Maamul magaalada Jigjiga iyo Gobolka Jarar oo isagu difaacanaya koobka.
Labada xul ayaa horay uga wada tirsanaa Group A,iyaga oo…
Read More...
Isku aadka wareega 8-dhammaadka koobka gobollada iyo maamul magaalooyinka DDS oo lasoo saaray
Addis Ababa,Feb 24, 2021 (Yekatit 17,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waxa shalay lasoo gebageneeyay tartankii heerka group-yada ee dhibca tirsiga koobka gobollada iyo maamul magaalooyinka deegaanka somaalidda oo sirasmi ah uga socda Magaalada…
Isku aadka Tartanka Ciyaaraha kubadda cagta Gobollada DDS oo la soo saaray
Addis Ababa,Feb 08, 2021 (Yekatit 01,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Waxaa Si rasmi ah u Furmi Doona Tartanka Ciyaaraha Kala Duwan Ee Gobollada iyo Maamul magaalooyinka DDS Maalinta Salaasada Ah ee Bisha Yekatid 2,2013TI. Oo waafaqsan 9 ka bisha…
Kooxda Liverpool oo ku guulaysatay Horyaalkii Dalka Ingiriiska.
Addis Ababa june 26,2020 (Senee 19,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Kooxda kubada cagta Liverpool ee Horyaalka Ingiriiska (Premier league-ga) ayaa loo caleemo saaray horyaalkii dalkaasi,ka dib muddo 30 sannadood ah oo uu ugu dambeeyay ku guulaysiga…
Maamulka horyaalka premier league oo shaaaciyay natiijada baadhitaankii u dambeeeyay ee feyraska…
Addis Ababa june 7,2020 (Ginbot 30,2012 T.I)-Premier League ayaa soo saaray natiijada baadhitaankii ay Khamiistii iyo Jimcihii ku sameeyeen ciyaartoyga kooxaha heerka koowaad ee Premier League, kuwaas oo todobaadkiiba laba jeer laga baadhay…
Xidhiidhka kubadda Cagta Ee Yurub oo go’aan kasoo saaray Final ka champion league ga.
Addis Ababa, MAY 30, 2020 (FBC/SOMALI)-Xidhiidhka kubadda cagta ee qaaradda yurub (UEFA) ayaa soo saaray ,warbixin ku saabsan In Ciyaarta kama dambaysta ah Horyaalka champion league ga laga bedeli doono in lagu
qabto dalka Turkeyga,…
Alexander lacazette, oo ugu dambayntii Go’aan ka gaadhay mustaqbalkiisa Arsenal
Addis Ababa, MAY 29, 2020 (FBC/somali)- Kooxda Inter Milan ayaa dalab Rasmi ah ka gudbisay xiddiga kooxda Arsenal iyo xulka qaranka faransiiska ee Alexandre Lacezette.
weeraryahanka Arsenal ayaan wax xiiso ah u qabin in uu la sii joogo…