Fana: At a Speed of Life!

Fana midhiya korboreshin shirkada gaarka loleyahay

Shirkada gaarka loleyahay ee fana midhiya korboreshin waa shirkada fanadi hore iyo waltadi hore ay si wada jir ah uasaseen. Waa idacad wararkeeda iyo barnamijyadeedu ay ku salaysanyihin dadka oo samayna ku leh, sidaas darteedna waxa ay kasbatay idacadu dawadayaal iyo dhagaystayaal badan oo ku xidhan.
barnamijyada tayada leh ee tilifishinada fana tilfishiin iyo fana plas, radiyaha qaran, iyo fmyada addis ababa 98.1 luqadaha kaladuwan 105.3፣ jima 97.1፤ gondher98.1፣ dhese 96.0፣ haromaya 94.8፣ shashamane 103.4፣ walayta sodho 99.9፣ naqamte 96.1፣ dhebrebirhaan 94.0፣ aseela 90.0 iyo mizaan amaan 92.5 ayaa ka dhigay idacadu in ay meel kasta gaadho oo la jeclaado.
Idacadayadu waa idaacad itoobiyaan ah waxana ka baxa luuqadaha af amxaari፣ afaan oromo፣ canfari፣ soomali፣ af tigree፣ af walaayta፣ af siudamo፣ carabi iyo ingriisi kuwaasi oo udadaalaya dhaqalaha፣ arimaha bulshada iyo siyasada itoobiya.
Nuxurka barnamijyada tayada leh oo ah qaar la jecelyahay ayaa waxa intaas udheer in assasida dhisida midhiyaha iyo la talin dhinaca tababarada ay ku magac dheertahay

Waxaan idinku busharaynayna itoobiya