Dadweynaha ku dhaqan magaalada Addis Ababa oo taageero u muujiyay ciidamada difaaca qaranka Itoobiya
Addis Ababa,July 22, 2021 (Hamle 15,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Dadweynaha ku nool magaaladan Adddis ayaa bannaan-bax ballaadhan oo ay dhigeen saaka waxa ay ku muujiyeen sida hiilka iyo hoodaba…