Shirka qorshaynta miisaaniyadda sannadka 2014-ka ee DDS oo lagu qabtay magaalada Jig-jiga.
Addis Ababa,May 27, 2021 (Ginbot 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Shirkan oo ay u dhannaayeen hoggaaminta xafiisyada Deegaanka iyo waaxaha qorshaynta ayaa lagu qorshaynayaa habka isticmaalka…