Itoobiya oo saddex dayax-gacmeed oo dheeri ah hawada sare u diraysa tobanka sano ee socda
Addis Ababa,Dec 20, 2020 (Tehsas 11,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Agaasimaha guud ee machadka Cilmiga Hawada sare iyo teknolojiyadda ee dalkan Itoobiya Abdissa Yilma ayaa maanta sheegay in Itoobiya…