Nabadsugidda dalalka Itoobiya iyo koonfurta Suudaan oo kala saxeexday iskaashi dhanka amniga ah
Addis Ababa Sep 2, 2020 (Nehaase 27,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Nabadsugidda dalalka Itoobiya iyo Koonfurta Suudaan ayaa isku raacay (ku heshiiyay) in ay ka wada shaqeeyaan arrimaha la xidhiidha…