Dawladda JDFI oo bilaabaysa diiwaangelinta hubka shacabka
Addis Ababa Aug 11, 2020 (Nehaase 5,2012 T.I) (FBC/SOMALI)-Wasiirada Nabadda JDFI Marwo Muferixaat kamil ayaa sheegtay in Dowladda Itoobiya ay isku diyaarineyso bilaabista diiwaan galinta…