Bangiga Dhaashin oo lacag isugu jirta deeq iyo deyn dhan 55 milyan oo Birr ku wareejiyay DDS
Addis Ababa,DEC 02,2021 (Hidar 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Bangiga Dhaashin ayaa xukuumadda DDS ku wareejiyay 5 milyan oo Birr oo ah deeq kor loogu qaadayo biyaha iyo 50 milyan oo loogu…