RW ku-xigeenka oo kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha…
Addis Ababa,Feb 01, 2021 (Dir 24,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra'iisal wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda, Demeke Mekonnen ayaa kulan dhinacyo badan taabanaya la qaatay madaxa…