Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed oo maanta booqday xarunta farsamaynta xubnaha macmalka ah ee dadka
Addis Ababa,Jan 28, 2021 (Dir 20,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa maanta booqday xarunta farsamaynta xubnaha macmalka ah ee dadka ee ku taala magaaladan Addis Ababa.…